Sunday, August 2, 2026
24.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Dilalka Dhallinyarada Soomaalida oo aad ugu sii kordhay dalka Sweden

Stockholm (Halqaran.com) – Waalidiinta iyo bulshada Soomaalida ee ku nool dalka Sweden ayaa walaac xooggan ka muujiyay, dilalka dhallinyarada Soomaalida ee ku nool waddankaasi...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: Somaliland ashtako ka dhan ah DF Somaliya u gudbisay Beesha...

Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aan wax shaqo ah ku laheyn nidaamka doorashooyinka Soomaaliya, iyagoo ashtako ka dhan ah Dowladda Federaalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo codsi u diray Xildhibaannada BF Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay heshiiskii Doorashada ee madaxda DF Soomaaliya iyo Madaxda...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal xooggan oo ka dhacay Galgaduud

Galgaduud (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahno dheeraad ah ka soo baxaya dagaal saaka ciidamada DF Soomaaliya iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Miirdugul...
Ahmed Mohamed

Dowladda Somaliya oo sheegtay inay dishay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in xubno ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab lagu dilay howlgal laga fuliyay deegaanno ka...
Ahmed Mohamed

Booliska Cadaado oo soo qabtay Gaari siday Khamri aad u fara...

Cadaado (Halqaran.com) – Ciidamada booliska degmada Cadaado oo howlgal ballaaran sameeyay ayaa soo qabtay gaari nooca laan-garuusalka ah oo siday waxyaabaha maanka dooriya, waxayna ka...