Monday, August 3, 2026
24.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Taliye Qooje oo ka warbixiyay howlgallada ka socda Galgaduud iyo...

Galgaduud (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa ku wajahan deegaannada kala ah Ceel-lahelay iyo Ceel-garas ee gobolka Galgaduud. Wararka ayaa sheegaya, in Al-Shabaab ay deegaanadaasi...
Ahmed Mohamed

XOG: Wax badan ka ogow kulankii dhexmaray RW hore Xasan Cali...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna Musharrax xilka madaxweynaha dalka, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Soomaaliya oo shir guddoominaysa shirka 75-aad ee golaha guud ee Qaramada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiye ku-xigeenka golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay, ahna danjiraha Soomaaliya u qaabilsan Qaramada Midoobay danjire Abuukar Cusmaan (Abuukar...
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha R/wasaaraha oo kormeeray Mashruuca ballaarinta Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa maanta kormeer howleed ku tagay gegida diyaaraha ee Aadan Cabdulle, isagoo u...
Ahmed Mohamed

Update:Wasiir Falagle oo ka warbixiyay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka Dhuusamareeb...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Shire Falagle, ayaa ka hadlay dagaal culus oo Isniinta maanta ah ka dhacay deegaanka Miirdugul,...
Ahmed Mohamed

Faah-faah ku saabsan Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin ku saabsan qarax khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira geystay oo ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo lala beegsaday...