Sunday, August 2, 2026
24.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya ‘Rooble’ oo kulan muhiim ah la qaatay Madaxweynaha...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa khamiistii maanta kulan la qaatay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland,...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee Puntland ‘Cabdiweli Gaas’ oo laba arrin ka codsaday...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa talooyin u soo jeediyay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay nin lagu eedeeyay Sixiroolnimo

Jilib (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa goob fagaaro ah oo ku yaalla degmada Jilib ee Gobolka Jubadda Dhexe ku toogtay nin lagu eedeeyay inuu...
Ahmed Mohamed

Jubbada Hoose: Diyaaradaha Kenya oo Duqeyn ku dilay dad shacab ah

J/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeeyeen tuulooyin hoostagga deegaanka Hooshingow ee Gobolka...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Ansixintii Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble

Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweeyay tallaabada Xildhibaanada Golaha Shacabka codka kalsoonida ku siiyeen Ra’iisal Wasaaraha...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha G/Banaadir ‘Filish’ oo daah-furay hirgelinta Biyo-mareen biyaha ka qaada warta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyha Gobalka Banaadair ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) oo uu wehliyo Guddomiye ku-xigeenka Howlaha Guud ayaa...