Saturday, September 19, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO WAREYSI: Wasiir ka tirsan Puntland oo Xaqiijiyay inuu ku dhacay...

Garowe (Halqaran.com) - Wasiirka Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga ee maamulka Puntland, Mudane Cabdullaahi Cabdi Xarsi oo la hadlay BBC-da ayaa shaaciyay in uu ka...
Ahmed Mohamed

VIDEO: Wasiirka Caafimaadka oo Ka War Bixisay Xaaladaha Covid-19 ee Dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 35 xaaladood oo...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Beesha Caalamka ugu baaqay dardar-gelinta gurmadka Qardho

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda, mudane Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay kulan looga hadlaay isku dubaridka u gurmashada Qardho oo ay ka qeyb...
Ahmed Mohamed

Dad isku qoys ah oo ku dhintay roob xoogan oo ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Magaalada Muqdisho waxaa xalay ka da’ay roob xoogan oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah iyo burur hantiyadeed, kaas oo watay...
Ahmed Mohamed

Ku tukashada Salaadda Taraawiixda oo laga joojiyay Masaajidda Berbera

Berbera (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Berbera ee gobolka Saaxil ee Somaliland ayaa sheegaya in la joojiyay ku tukashada masaajidda Salaadda Taraawiixda. Culimada...
Ahmed Mohamed

7 xeeladood oo kuu sahli kara shukaansiga baraha bulshada

London (Halqaran.com) - Inta badan dhalinyarada waxay lamaanahooda kula kulmaan bogagga Internet-ka, gaar ahaan baraha xiriirka bulshada, hase yeeshee badankood waxay la'yihiin xirfaddii ay...