
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Haweeney 113 sano jir ah oo ka bogsatay Cudurka Coronavirus
Spain (Halqaran.com) – Haweeney 113 sano jir ah oo ku nool gobolka Girona ee waqooyiga bari ee dalka Spain ayaa ka soo bogsatay Cudurka...
UPDATE: Tirada laga helay Covid-19 ee Ciidamada AMISOM oo Korortay
Muqdisho (Halqaran.com) – Tirada ciidamada AMISOM ee laga helay Cudurka Coronavirus ayaa la sheegay, inay korortay, sida lagu daabacay The EastAfrican oo soo xiganaya...
VIDEO: 24-kii saac ee ugu dambeeyay oo dalka laga diiwaan-geliyay 81...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 81 xaaladood oo...
Maxaa ka soo baxay kulankii madaxweynaha Hirshabelle iyo Xubno ka tirsan...
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah...
Soomaaliya ha loo duceeyo: Coronavirus, Fahamka Siyaasada iyo Dawladda Farmaajo
Qormo (Halqaran.com) - Iyadoo runtii wadanka Soomaaliya ay ragaadiyeen cadowyo aad u badan sida gaajo; macaluul; dagaalo aan dhamaan iyo amni daro; xasilaad la’aan...
Silvia Romano: Mala soo furtay, mise Madax furasho ayaa la bixiyay?...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mugdi badan ayaa hareeyay qaabka lagu sii daayey haweeneyda Talyaaniga ah ee Silvia Romano oo muddo laba sano ku dhow lagu...









