
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Laftagareen oo gaaray magaalada Xudur +Sawirro
Xudur (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Isniinta maanta ah gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta...
Taliyeyaasha Booliska Galmudug iyo Puntland oo si wadajir ah uga hadlay...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Talisyada Booliska ee Maamulada Galmudug iyo Puntland ee ka hawlgala Magaalada Gaalkacyo ayaa faah-faahiyay hawlgalada ballaaran, ee weli ka soconaya Xarunta...
DF Somaliya oo ka shiray qorshaha wada xaajoodka M. goboleedyada iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shirka Guddi hoosaadka Golaha Wasiirrada ee Tubta Siyaasadda Loo Dhanyahay maanta...
UPDATE: Tirada dadka ka bogsooday Cudurka Covid-19 gudaha Somaliya oo gaartay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay inay...
Cumar Filish: ”Waddooyinka xiran ee Muqdisho waan fureynaa, maadaama la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in la xaqiijiyay amniga Guud ee...
Ciidanka Xoogga dalka oo kala dhex-galay maleeshiyo beeleed ku dagaallamay Hiiraan...
Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kala dhex-galay maleeshiyaad beeleed shalay ku dagaalamay deegaanada Xagar iyo Laan-cadaad oo ka tirsan Degmada Maxaas ee...









