
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Maxaa ka jira in Mareykanka uu cadaadis xooggan saarayo DF Soomaaliya?
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa bilaabay in uu Dowladda Federaalka ku cadaadiyo inay la kulanto Madaxda Maamul Goboleedyada, si xal uga gaaraan arrimaha ay...
UPDATE: Wasaaradda Caafimaadka oo Xaqiijisay in 26 qof oo cusub ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo guddoomiye Xaliimo Yarey oo la kulmay guddoonka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa Khamiista maanta ah ka dhacay xarunta Villa Hargeysa.
Ajandaha kulanka...
Maxaa ka soo baxay kulankii ay Gaalkacyo ku yeesheen Madaxweynaha Galmudug...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Muqdisho: Carruur dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray waxlo qarxa oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ka dhacay degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, gaar ahaan Xaafadda Raadeerdka oo ay...
Xubno lala xiriirinayo Al-Shabaab oo lagu qabtay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Gaalkacyo si dar-dar leh uga socda hawlgallo lagu sheegay in xididada loogu siibayo xubnaha Ururka Al-Shabaab ka tirsan, ee...









