
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wasiir Fiqi oo ka badbaaday isku day la doonayay in lagu...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Maamulka Galmudug, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay inuu ka badbaaday isku day dil oo Al-Shabaab ay la damacsanaayeen, kadib...
DF Somaliya oo dalka dib ugu soo celisay 1,374 muwaadin tan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka soo daadgureysatay intii u dhexeysay 25 April illaa iyo maanta oo 6 June 1,374 muwaadin oo...
Update: Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaan-gelisay 85 kiisas cusub oo Covid-19 ah
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in Sabtida maanta ah guud ahaan dalka laga diiwaan-geliyay 85-kiis cusub...
Hoggaamiyihii Al Qaacidda ee Waqooyiga Africa oo la Dilay
Mali (Halqaran.com) - Militeriga Faransiiska ayaa dalka Mali ku dilay Abdelmalek Droukdel oo ahaa, hogaamiyaha ururka Al-Qaacida ee Waqooyiga Africa, sida ay xaqiijiyeen saraakiil...
Madaxweyne Farmaajo oo Buuq iyo Sawaxan kala kulmay khudbad jeedintii maanta...
Muqdisho (Halqaran.com) – Khudbad uu Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka jeedinayay furitaanka kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta hareeyay...
UPDATE: Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo Xabsiga laga sii daayay +(SAWIRRO)
Hargeya (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa sheegaya, in Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon uu maanta dib u helay xorriyadiisa, kaddib...









