Monday, September 21, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay inay dileen Xildhibaan Xaaji Maxamed Maxamuud oo ka tirsanaa baarlamaanka maamulka Hirshabelle, kaddib markii ay saaka ka...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo maanta si rasmi ah u furtay duulimaadyadii gudaha

Muqdisho (Halqaran.com) - DF Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah si rasmi ah u furtay duulimaadyada gudaha Soomaliya oo xirnaayeen bilihii la soi dhaafay, kadib...
Ahmed Mohamed

Xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabelle oo la Afduubtay

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo dabley ah oo loo maleynaayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al-Shabaab ayaa gaari Hoomey kala dagay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira inuu dib u dhac ku yimid shirkii uu...

Muqdisho (Halqaran.com) – Shirkii uu madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ugu yeeray inay isugu yimaadaan madaxda DF Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka ka...
Ahmed Mohamed

Sacuudiga oo Xaalo laga dhoofiyay Berbera dib u soo celiyay

Berbera (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland, Mudane Siciid Sulub Maxamed ayaa ka hadlay Xoolo laga dhoofiyey Dekedda Berbera oo Sucuudiga dib...
Ahmed Mohamed

Faah-faahin: 5 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Baydhabo

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta...