Monday, September 21, 2026
26 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
News
Ahmed Mohamed

FMS leaders appoint a technical committee on elections

Somalia’s regional states have appointed two representatives each to the national technical committee on elections. The appointment is line with an agreement by FG-FMS to...
Ahmed Mohamed

VIDEO: Guddoomiye Mursal oo shaaciyay in kalsoonida lagala noqday RW Xasan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo saxaafadda kula hadlay xafiiskiisa ayaa shaaciyay in codkii kalsoonida lagala noqday ra’iisul...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Buuq xooggan oo ka dhacay kulanka Xildhibaannada Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) – Kulankii Xildhibaannada Golaha shacabka oo maanta arrimo xasaasi ah looga doodayay oo goor-dhow ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kooramka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaasha Galmudug iyo Puntland oo si diiran loogu soo dhaweeyay Cadaado...

Cadaado (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee xarunta baarlamaanka Galmudug ayaa sheegaya, in halkaasi ay gaareen madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland...
Ahmed Mohamed

Puntland, Jubbaland & Hirshabeelle oo shaaciyay xubnaha ku matali doona guddiga...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxda dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Hirshabeelle oo ka duulaya war-murtiyeedkii kasoo baxay Shirkii Madaxda DF Soomaaliya iyo Dowladdaha xubnaha ka...
Ahmed Mohamed

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta ka doodaya Doorashada dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta Xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ku yeelan doona mid kamid...