Monday, September 21, 2026
26 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Xasan Sheekh, Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin mucaarad ah oo ka shiray Xaaladda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Xildhibaanno iyo Siyaasiyiin mucaarad ah ayaa waxa ay ka shireen xaaladda dalka iyo...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo si kulul u weeraray Madaxweyne...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland, Cabdi Xakiin Maxamed ( Dhoobo Daareed) ayaa ku tilmaamay Madaxweyne Saciid Deni inuu yahay...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynaha Puntland ‘‘Sharci darro ayay aheyd xil ka qaadistii RW...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay ka hadlay xil ka qaadistii uu Golaha Shacabka Soomaaliya ku sameeyey ra’iisul...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Khadka Internet-ka Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya oo dib u soo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray warbaahinta Halqaran.com, ayaa sheegaya, in saacado ka hor uu dib u soo laabtay Internet-kii Koonfurta iyo bartamaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay +(Ogow Ujeedka Safarkiisa)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdi uu hoggaminayo ayaa Isniintii maanta soo gaareen Magaalada Muqdisho. Qoorqoor iyo...
Ahmed Mohamed

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabtay dhaleeceentii Beesha Caalamka

Muqdisho (Halqaran.com) – DF Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay cambaareyn uga timid qaar kamid xubnaha beesha caalamka, kuwaas oo sheegay in aysan...