Friday, June 5, 2026
28.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Waxbarashadda oo shaacisay Jadwalka imtixaanka fasalka 12-aad

Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JF Soomaaliya,  ayaa wadaagay ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad...
Ahmed Mohamed

Ciidanka Xoogga dalka oo sheegay inay dileen saraakiil Shabaab ah

Bakool (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay dileen madaxii Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada Gobolada Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS oo la kulmay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Sabtidii maanta ah kulan la qaatay Safiirka Jaamacada Carabta...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo Galmudug ugu baaqay inay bilowdo mashruuc Al-Shabaab la’isaga...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Sooomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in caqabadda ugu weyn ee dib u dhigtay nolasha shacabka Soomaaliyeed ay tahay...
Ahmed Mohamed

Mareykanka: Nin toogtay Dhaqtarkiisa iyo Dad kale oo shacab ah

Tulsa (Halqaran.com) - Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay in nin hubaysnaa oo toogasho ka gaystay isbitaal ku yaalla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma uu...
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada Somaliya oo sheegtay Ujeedka Madaxweyne Xasan ee Dhuusamareeb +SAWIRRO

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur si...