
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Puntland oo war ka soo saartay dagaalkii & diyaaradii laga celiyay...
Boosaaso (Halqaran.com) - Wasiirada Wasaaradda Amniga iyo Arrimaha gudaha ee dowlad Goboleedka Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan iyo Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad ayaa ka warbixiyay iska...
Booliska Soomaaliyeed oo soo saaray Amarro culus oo ka dhan ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – War ka soo baxay taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in Mootada nooca Bajaajta aysan socon karin wixii ka dambeeya...
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika
Cape Town (Halqaran.com) – Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa dukaan uu ku sugnaa kuweeraray Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Catoosh Nuur Calasow, iyaga...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Boosaaso
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidamo ka wada tirsan kuwa Maamulka Puntland gaar ahaan kuwa PMPF-ta & PSF-ta ayaa ku dagaalamaya afaafka hore ee garoonka diyaaradaha ee...
Muqdisho: Rag hubeysan oo dhac geysanayay oo la soo qabtay
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir ayaa howgal ay sameeyeen waxaa ay gacanta ku dhigeen rag burcad hubeysan ah oo...
Saddex Dhallinyaro oo ku dhintay Shil gaar oo ka dhacay magaalada...
Hargeysa (Halqaran.com) – Illaa iyo Saddex Dhallinyaro ah ayaa la xaqiijiyay inay geeriyoodeen, halka ruux kale oo uu ku dhaawacmay shil gaari oo ka...









