Friday, June 5, 2026
26.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Wararkii ugu dambeeyay ee Kismaayo iyo Doorashada Jubbaland ee...

Kismaayo (Halqaran.com) - Magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG Maamulka Jubbaland waxaa Khamiista berrito lagu wadaa in ay ka qabsoomto Doorashada Madaxweynaha Jubbaland, iyadoona ay...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxaa ka ogtahay in maamulka Jubbaland uu qiil u sameeyay...

Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa waxay faah faahin ka bixisay awaamiirta adag ee maalintii shalay lagu soo rogay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Faah-faahin cusub– Khasaaraha ka dhashay dagaalkii Ciidamada Puntland iyo...

Hadaaftimo (Halqaran.com) - Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacmeen dagaal culus oo maanta...
Ahmed Mohamed

AKHRI: KENYA oo jawaab aan laga fileyn ka bixisay warqaddii uu...

Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa aad uga hor-timid warqaddii kasoo baxday wakiilka QM ee Soomaaliya James Swan ee loo diray guddiga doorashada Jubaland,...
Ahmed Mohamed

M/weyne Ku xigeenka Puntland oo ka soo hor-jeestay Wada-hadalkii Saciid Deni...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleeldka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa mar qura ku dhawaaqay in aan wax gorgortan ah Somaliland...
Ahmed Mohamed

Jubbaland assembly takes over responsibility to manage regional poll

Jubbaland regional parliament will take over the responsibility of managing the upcoming elections in the state ahead of the presidential elections. A statement from the...