
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Maxay Qaramada Midoobey ka tiri Shirka dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug? + (Ogow...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, James Swan ayaa boggaadiyay dadaallada dib u heshiisiinta ah ee ka socda...
XOG LA HELAY: Ciidamo ka amar qaata Axmed Madoobe oo caawa...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland oo ka...
Jubband state authorities announce new security measures ahead of election day
The authorities at Jubbaland regional state of Somalia have announced new security measures to beef up security ahead of the Presidential election.
The decision was...
Somali MPs consider motion to kick Kenyan troops out
Members of Somali parliament are considering motion to pull out Kenyan troops out of the southern part of the country.
A section of members of...
Somali troops repulse al-Shabaab attack in Qoryoley
Somali National Army have repulsed armed group al-Shabaab militants attack on their base in Qoryooley town of Lower Shabelle region.
According to officials, four militants...
5th annual Mogadishu Book Fair kicks off
The fifth annual Mogadishu Book Fair has kicked off in Mogadishu
Hundreds of Somalis mainly students from Universities gathered at the venue of the event...









