Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Qarax lagu burburiyay Buundada degmada Buulo-burde ee G/Hiiraan +SAWIRRO

Buulo-burde (Halqaran.com) – Waxaa Qarax xooggan oo khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh geystay uu ka dhacay buundada degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan, sida wararka...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Duqeymihii ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB oo ay wehlinayeen kuwa Jabuuti ee ATMIS ayaa duqeymo culus...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobey ‘‘Soomaaliya waxay qarka u saaran tahay musiibo aan la...

Geneva (Halqaran.com) - Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Duulista Hawada oo kulan gaar ah la yeelatay guddiga Shirkadaha...

Muqdisho  (Halqaran.com) - Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Fardowsa Cismaan Cigaal ayaa maanta kulankii u horreeyay la yeelatay guddiga shirkadaha diyaaradaha...
Ahmed Mohamed

Dowladda Soomaaliya oo taageertay go’aankii ka soo baxay Mareykanka

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay tallaabada ay dowladda Mareykanka cunaqabeteynta ugu soo rogtay shakhsiyaadka dhanka maaliyadda iyo saadka u qaabilsanaa...
Ahmed Mohamed

Dowladda Soomaaliya oo markale xirtay Wariye Cabdalla Muumin

Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha Guud ee Ururka Saxafiyiinta (SJS), Cabdalla Axmed Muumin ayaa gelinkii dambe ee Talaadadii shalay lagu xiray Magaalada Muqdisho, maalin uun...