Saturday, June 6, 2026
26.3 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Turkiga iyo Qaramada Midoobay oo bogaadiyay soo celinta xiriirka Somaliya iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa bogaadiyay Doorka Dowladda Qatar ka qaadatay soo celinta Xiriirka Diplomaasiyadeed ee u dhexeeyey...
Ahmed Mohamed

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo maanta geeriyooday

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo ka tirsanaa xubnaha ugu da’da weyn Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Jimcihii maanta ku geeriyooday...
Ahmed Mohamed

Hindiya: Tirada dadka uu ku dhacay Cudurka Covid-19 oo gaartay 21...

Hindiya (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka dalka Hindiya ayaa ku soo warramaysa in guud ahaan tirada dadka uu haleelay Cudurka safmarkeena Covid-19 ay kor u...
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Soomaaliya oo ka hadashay soo celinta xiriirkii...

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaarada Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa ka hadashay soo celinta xiriirka diblumaasi ee labada dal Kenya iyo Soomaaliya oo ay dowlada Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

Soomaaligii labaad oo muddo toddobaad gudihiisa oo lagu dilay gobolka Minnesota

Minnesota (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cabdullaahi Maxamed Cabdullaahi ayaa lagu soo warramayaa in Arbacadii shalay lagu dilay magaalada Moorhead ee gobolka...
Ahmed Mohamed

Germany bans Muslim group over alleged terror donations

The German government on Wednesday banned a Muslim organization that it accused of supporting “terrorism globally with its donations.” Police raided buildings associated with Ansaar...