
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay +(SAWIRRO)
Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay.
Wafdigan ayaa waxaa...
Sacuudiga oo oggolaaday in la soo Xajinkaro, balse Shuruudo ku xiray...
Riyad (Halqaran.com) - Wasaaradda Xajka ee Sacuudiga ayaa ku dhawaaqday in haatan ummadda Muslimiinta loo ogolaan doono inay Xajka soo aadaan, inkastoo ay shuruudo...
Jaamacadda Carabta oo berri Shir deg-deg ah yeelanaya
Qaahira (Halqaran.com) – Wakiillada Joogtada ah ee Golaha Ururka Jaamacadda Carabta ayaa maalinta berri oo isniin ah kulankoodii caadiga ahaa ku yaallan doona magaalada...
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi oo magacaabis cusub sameeyay
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Sanaag ee Somaliland.
Wareegtada ayaa u qorneyd...
DHAGEYSO: Dhacdo xannuun badan oo xalay ka dhacday magaalada Muqdisho +(WAREYSI)
Muqdisho (Halqaran.com) - Roobab xooggan oo xalay ka da'ay magaalada Muqdisho ayaa ka dhashay khasaaro isugu jira naf iyo maal.
Laakiin dhacdada ay dad badani...
RW ku-xigeenka dalka ‘Mahdi Guuleed’ oo si adag uga hadlay warar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in arrinta badda ay ka madax bannaan tahay soo celinta xiriirka...









