
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxweyne Guudlaawe oo maanta furay kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Hirshabeelle
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulkaas Yuusuf Axmed Hagar ayaa Arbacadii maanta ka furay Magaalada...
Maxaa ka jira in Shiinaha uu u hanjabay Mareykanka, kaddib markii…
Taiwan (Halqaran.com) – Warar la isla dhexmaraya ayaa sheegaya, in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan,...
Qarax ismiidaamin ah oo lagu dilay guddoomiyihii degmada Marka & Wararkii...
Marka (Halqaran.com) - Guddoomiyihii Degmada Marka, Cabdullaahi Cali Axmed (Waafow) ayaa Arbacadii maanta lagu dilay weerar ismiidaamin ahaa oo lagula eegtay Xarunta Degmada.
Wararka ay...
Madaxweyne Xasan oo xoghayaha guud ee Ururka Jaamacadda Carabta kala hadlay…
Qaahira (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa kulan la qaatay Xoghayaha Guud...
RW Xamse oo sheegay ‘labo qodob’ oo ay xoogga saari doonto...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay inay xukuumaddiisu xoogga saari doonto waxyaabaha sida dhabta ah u...
Madaxweyne Xasan oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar
Qaahira (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmiga ah ku joogo dalka Masar, ayaa booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay...









