Friday, June 5, 2026
26.6 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE + SAWIRRO: Mas’uul hore oo maanta lagu Dilay Muqdisho, kaddib...

Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax labaad oo maanta ka dhacay agagaarka Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu dilay Xoghayihii hore ee Maamulka Gobolka...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: DENI ”Wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland waa in lagu qabtaa Garoowe”...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta ka hadlayay Munaasabad lagu qabtay Garoowe ayaa dalbaday in wada-hadallada Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Wasiirkii Galmudug ee XAAF Xilka ka qaaday oo goor-dhow Afka...

Galmudug (Halqaran.com) – Saacado kadib markii xilka laga qaaday Wasiirkii Galmudug ee dhinaca Qorsheynta ayaa waxaa durba jawaab ka bixiyay Wasiir Cabdikaafi Maxamed Maxamuud....
Ahmed Mohamed

Madaxii Al-Shahaab ee is-qarxinta oo la khaarijiyay, ‘waxaa dhalay horjooge ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal xalay laga fuliyay Deegaanka Sablaale ee Gobolka Shabeelaha hoose lagu dilay labo sarkaal oo ka...
Ahmed Mohamed

DEG DEG + XASAASI: Somaliland oo amar ku bixisay in lagu...

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Milateriga Somaliland, Nuux Ismaaciil Taani ayaa weerar afka ah waxa uu ku qaaday Korneyl Caare oo ka mid...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Madaxweyne Xaaf oo Xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ka...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, ayaa Warqad uu soo saaray wuxuu ku sheegay inuu xilkii ka qaaday mid ka...