
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DF Somaliya oo maanta Ciidamo iyo Hub culus geysay Dhuusamareeb &...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ayaa ku warramaya in maanta Magaaladaas ka dageen diyaarado waday Ciidamo...
Ciidamada Ahlu Sunna oo diiday inay Matabaan soo galaan ciidamo ka...
Matabaan (Halqaran.com) – Ciidamada Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa waxay is hortaag ku sameeyeen Ciidamada Militariga Jabuuti ee qaybta ka ah AMISOM in ay...
UPDATE: Turkey helps Somali youth to realize dreams
By - Faruk Zorlu (AA)
Turkey is becoming a favorite destination for many Somali youth, to pursue higher education in order to realize their dreams.
Muhammed...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii Xasaasiga ahaa ee ka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa kulan xasaasi ah magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ku yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, Siyaasiyiin iyo qaar ka...
XOG: CALI GEEDI: “Ciddii Ku Riyooneysa Muddo Kororsi Uma Suurta Galayso”!
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Maxamed Geedi, ayaa waxaa uu ka digay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay samaystan muddo...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Puntland ‘Deni’ oo maanta safar dibadda u ambabaxay,...
Garoowe (Halqarna.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Isniintii maanta safar shaqo ugu ambabaxay dalka dibaddiisa, gaar ahaan dalka Itoobiya...









