
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ilhaan Cumar oo markii 3-aad loo dhaariyay xubin ka tirsan Congress-ka...
Minnesota (Halqaran.com) – Ilhaan Cumar oo laga doorto degmada shanaad magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa markii saddexaad Talaadadii loo dhaariyay xubin ka tirsan...
Madaxda NATO oo ku ballansan Brussels, kana shiraya dagaalka ka socda...
Brussels (Halqaran.com) - Taliyayaasha Guud iyo Madaxda Ciiddamada Hubeysan ee dalalka xubnaha ka ah Isbahaysiga (NATO) ayaa la sheegay inay bishan January 18-da ilaa...
Shil diyaaradeed oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Australia
Australia (Halqaran.com) – Illaa iyo 4 ruux ayaa ku geeriyootay, 3 kalena si xun ayey ugu dhaawacmeen, kadib, markii ay Labo Helicopter isku dhaceen...
Barakac ka billowday magaalada Laascaanood
Laascaanood (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in Isniinta maanta halkaasi uu ka socday barakac xooggan oo...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay xaaladda cakiran ee ka...
Laascaanood (Halqaran.com) - Iyada oo weli magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay bannaanbaxyada rabshadaha wata ay dhigayaan...
Masar oo 240 Tan Shixnad gargaar ah soo gaarsiiyay Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal shalay la soo dhigtay Barta Facebook ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dalka Masar ayaa lagu sheegay in Markab waday...









