
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AKHRI: Sharci cusub oo saameyn doona Soomaalida dalka Jarmalka oo bishan...
Berlin (Halqaran.com) - Hay'adda federaaliga ah ee qaxootiga iyo soo-galootiga ee magaceeda loo soo gaabiyo (BAMF) ayaa boggeeda ku soo daabacday sharci cusub oo...
DHAGEYSO: Iska Horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Laascaanood &...
Laascaanood (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya iska hor-imaad xooggan oo xalay saqdii dhexe ka dhacay Saldhi ay ku leeyihiin ciidamada...
DHACDO NAXDIN LEH: Oday Waayeel ah oo fal argagax leh maanta...
Togdheer (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya gobolka Togdheer, ayaa sheegaya, in Axaddii maanta halkaasi dhacdo naxdin leh ay ka dhacay, kaasoo uu geystay Oday...
XOG: Shirkii dib-u-heshiisiinta beelaha Galmudug oo dib u dhacay, Ogow Sababta?
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddiga qaban qaabada Shirka dib u heshiisiinta Beelaha dega deegaannada Galmudug ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay ku dhawaaqeen in...
UPDATE: Laba nin oo Al-Shabaab ah oo maanta isku dhiibay maamulka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Laba nin oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab iyo hubkii ay wateen ayaa isku dhiibay Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ee...
Body of Mogadishu Mayor arrives home
A chartered plane carrying the body of late Mogadishu mayor, Abdirahman Omar Osman arrived on Sunday in Mogadishu from Doha, where the mayor died.
Mourners...









