
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Seychelles seeks explanation after release of 19 convicted pirates
The authorities in Seychelles have sought explanation over the early release of 19 convicted pirates in Somaliland.
The convicts who were sentenced in Seychelles were...
Shirkadda Air Uganda oo duullimaadyo toos ah ka billaabaysa Muqdisho iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkadda duullimaadyada Air Uganda ayaa sheegtay in ay duullimaadyo toos ah ka billaabeyso caasimadda Muqdisho dabayaaqada bishan.
War qoraal ah oo ka...
RW Xasan Cali Kheyre oo guddoomiyay Shirka Amniga ee Dhuusamareeb, Maxaase...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Kaddib markii amniga magaalada Dhuusamareeb ay la wareegeen ciidamo ka socda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa magaalada lagu qabtay kulan looga...
Guddoomiyihii G/Banaadir ‘C/raxmaan Yariisow’ oo aas qaran loogu samaynayo Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta maagalada Muqdisho aas qaran ugu samaynaysa duqii magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow.
Guddoomiyaha ayaa khamiistii ku geeriyooday...
DF Soomaaliya oo ugu dambeyn lagu wareejiyay Ammaanka Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wareejinayaa amaanka Magaaladda Dhuusamareeb inta uu socda Shirka dib u heshiisiinta ee Maamulka Galmudug.
Khilaaf ayaa...
Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho & Faah-faahin ka soo baxaysa
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan ayaa goor dhow caawa ka dhacay bartamaha magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay jugtiisa oo aad u xooganeyd guud ahaan...









