Thursday, June 4, 2026
26.9 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Shirka Golaha Wasiirrada oo maanta war ka soo saaray dagaalkii Awdheegle

Muqdisho (Halqaran.com) – Kulan ay Golaha wasiirrada ee Xukuumadda Soomaaliya maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu ammaanay guulaha xooggan ee ciidamada xoogga dalku...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Xildhibaan Jeesow oo Weerar culus ku Qaaday Xildhibaanadii Kismaayo...

Kismaayo (Halqaran.com) – Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa si kulul uga hadlay Xildhibaano uu kamid yahay...
Ahmed Mohamed

Beesha caalamka oo qodobbo culus hor-dhigtay M/weynaha Jubbaland iyo Axmed Madoobe...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socday Beesha Caalamka oo uu...
Ahmed Mohamed

Somali PM visits wounded soldiers in hospital

Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheyre visited soldiers who are nursing wounds in hospital on Thursday. The unspecified number of troops visited by the premier...
Ahmed Mohamed

UN Special envoy to visit Kismayo for talks on Jubbaland election...

A delegation from the international community led by UN special envoy, James Swan is expected in Kismayo on Thursday. Swan and his team are scheduled...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre oo booqday askartii ku dhaawacantay weerarkii ay Shabaabku ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka ee shalay ku...