
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
AKHRI: War-murtiyeedka laga soo saaray Shir Saddex maalin ka socday magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) - Magaalada Baydhaba ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed waxaa maanta ku soo gabagaboobey Kulanka Wadatashiga Ka faa’ideystayaasha Mashruuca Taakulaynta Isgaarsiinta kaas...
DHAGEYSO: M/weynaha Puntland Deni: ”Hay’adaha caalamiga ah waxay u dhisan yihiin...
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday ujeedooyinka iyo danta ay hay’adaha caalamiga ah (Ajnabiga ah)...
Jubbaland electoral body announce new schedule for Presidential poll
Jubbaland Independent Electoral Commission has announced in the schedule for upcoming regional elections on Wednesday.
In the new timetable, the presidential election will be held...
Somali troops repulse al-Shabaab attack in Aw-dhegle town
Somali National Army said they repulsed an attacked by armed group al-Shabaab in Awdhegle in lower Shabelle region on Wednesday.
The group launched an attacked...
UPDATE: ”Degmada Awdheegle waxay ku jirtaa, kuna jiri doontaa gacanta dowladda...
Awdheegle (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose, Ibraaahim Aadan Cali (Najax), ayaa ka hadlay weerarkii fashilmay ee maanta maleeshiyada Al- Shabaab ku qaadeen...
Daawo Sawirro: Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal oo maanta gaaray Magaalada...
Kismaayo (Halqaran.com) - Xildhibaanno ka tirsan labada Aqalka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Arbacadii maanta gaareen Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Xildhibaanadan ayaa si...









