
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Kenya, Somalia Trade Threats in Indian Ocean Dispute
Analysts warn that tension could rise as a U.N. hearing nears on a Kenyan-Somali territorial argument.
Kenya’s parliament recently called on President Uhuru Kenyatta to...
WAR FIICAN: Nin gacan ku dhiigle ah oo horey nin ganacsade...
Qardho (Halqaran.com) – Waxaa dalka Yemen laga soo qabtay nin ganacsade caan ahaay ku dilay Magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar, kadib markii ninkaasi uu...
Daawo Sawirro: C/kariim Qalbi-dhagax oo galabta si weyn loogu soo dhaweeyay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa gelinkii dambe Jimcihii maanta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, soo gaaray Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan hoggaanka...
Banaadir uma baahna guddoomiye lagu adeegto ee adeege isu adeege ah!
Maqaal (Halqaran.com) - Waxaan jeclaystay inaan aragtidayda ku cabiro Muqdisho guddoonka caynkee ah ayay u baahan tahay iyo tilmaamaha iyo astaamaha mudan in lagu...
DHAGEYSO: DF Somaliya oo shaacisay in Caqabado Culus kaga imaanayaan dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya, Maxmaed Cabdi Maareeye ayaa shaaca ka qaadan in ay dowladda xilligaan soo wajaheen caqabado caalamiga ah...
AKHRI: Madaxweyne Deni oo Awaamiirtii ugu cusleyd dul-dhigay golihiisa wasiirrada iyo...
Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) ayaa awaamiir culus dhul-dhigay saraakiisha ciidamada iyo golihiisa xukuumadda, mar uu shir...









