Saturday, May 16, 2026
29.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: M/weynaha Puntland Deni: ”Hay’adaha caalamiga ah waxay u dhisan yihiin inay baabi’iyaan Dhallinyarada Afrika”!

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday ujeedooyinka iyo danta ay hay’adaha caalamiga ah (Ajnabiga ah) ka leeyihiin dhallinyarada qaaradda Afrika.

Mr. Deni, ayaa sheegay, in ay jiraan hay’ado caalami ah oo dalalkooda u qaabilsan in aysan shaqeysan ama waxba qabsan dhallinyarada ku nool qaaradda Afrika ama ka soo jeeda.

Madaxweynaha Puntland, ayaa arintan u sababeeyay, in looga dan-leeyahay in aysan dhallinyarada qaaradda Afrika, islamar ahaantaane la siiyo kaliye, dhaqaale yar si badeecadda dalalka ay shirkadahaasi ka soo jeedaan loogu suuq geeyo dalalka ku yaalla Afrika.

Hoos ka dhageyso hadalka xaqiiqda ah ee Madaxweyne Deni

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...