Friday, June 5, 2026
26.7 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Diyaarado duqeyn ka geystay G/Hiiraan & Wararkii ugu dambeeyay

Hiiraan (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya deegaanka Coomaad oo hoostaga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Axaddii maanta halkaasi ay...
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen Madaxweynaha K/Galbeed Laftagareen iyo James Swan?

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Wakiilka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo laamaha amniga ugu baaqay feejignaan, kaddib weerarkii…

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa walaac xoogan ka muuujiyay xaaladda Amni ee xilligaan Soomaaliya, isaga oo sheegay in...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JF Somaliya, Xasan oo taageero u raadinaya Golaha Wasiirrada la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu bilaabay kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo Xildhibaannada Golaha...
Ahmed Mohamed

Somaliya oo ka qeybgashay Shirka Qaaradaha Afrika iyo Latin America ee...

Costa Rica (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Soomaaliya Mudane Siciid Xuseen Ciid ayaa dalka Costa Rica uga qayb galay shirka iskaashiga...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo war cusub ka soo saaray dagaalka ka socda Xudduudaha...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Wasaaradda arrrimaha dibadda ee Itoobiya ayaa sheegtay in la xakameeyay qorshe ballaaran ay maleeshiyaadka Ururka Al Shabaab ku doonayeen inay...