Thursday, June 4, 2026
26.8 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Nin Soomaali ah oo lagu xiray Turkiga, kaddib markii uu jeex-jeexay...

Ankara (Halqaran.com) - Ciidamada Ammaanka dalka Turkiga ayaa xiray muwaadin Soomaaliyeed oo bartiisa Tiktok ku baahiyay muuqaalka, isaga oo jex-jeexaya lacagta Liirada ee dalkaasi,...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyeyaasha gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe oo ku kulmay Xadka labadaasi...

Hiiraan (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan ayaa Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, Axmed Mayre Makaraan, Xildhibaan Maxamed Abuukar Cali (Jacfar) oo ka...
Ahmed Mohamed

Amiirkii Daacish, Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi oo la dilay

Syria (Halqaran.com) - Ururka Daacish ayaa xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi. Afhayeenka Daacish, Abu Umar al-Muhajir ayaa cod uu soo duubay...
Ahmed Mohamed

Hoggaamiyayaasha Tigrayga oo shuruud cusub ku xiray inay dhibka dhigaan

Addis Ababa (Halqaran.com) - Hogaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka deegan gobolka waqooyi ee Itoobiya laga damaanad qaadayo...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan “Bahda waxbarashada waxaan ku biiray xilli adag oo dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Tiyaatarka Qaranka kaga qeyb galay munaasabadda Maalinta Macallinka Soomaaliyeed, ayaa bareyaasha iyo bahda...
Ahmed Mohamed

Booliska oo soo qabtay Nin baraha bulshada lagu baahiyay isagoo ‘tacaddiyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa gacanta ku soo dhigay Eedeysane lagu magacaabo Xuseen Xasan Gaaboow, kaasi oo Baraha Bulashada ka soo...