
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wasiirka Amniga ‘Xundubey’ oo beeniyay in la weeraray M/weynihii hore ee...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wasiirka Amniga ee XF Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo Caawa Shir jaraa’id qabtay ayaa beeniyay in madaxweynihii hore ee dalka Xassan...
Shariif Sh. Axmed oo si adag uga hadlay weerarkii lagu qaaday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka ay Ciidamada Dowladda ku qaadeen Madaxweynihii hore ee...
UPDATE: Wararkii ugu dameeyay dagaal Khasaaro geystay oo Caawa ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa caawa magaalada Muqdisho ka dhacay iska horimaad dhowr goobood ku dhex maray Ciidamada Dowladda iyo xoogag kaloo taabacsan Midowga Musharraxiinta.
Iska...
Qarax lagu dilay guddoomiyihii deegaanka Leego ee G/Sh/Hoose
Wanlaweyn (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay xilli dambe qarax lagu dilay Guddoomiyihii deegaanka Leego ee Gobolkaas, xilli...
Jubbaland oo ka hadashay go’aannadii ka soo baxay Midowga Afrika
Kismaayo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa shaaca ka qaaday mowqifkooda ku aadan go’aanadii ka soo baxay Shirkii dhawaan ay Magaalada Adis Ababa ee...
Wasiir Beyle oo sheegay in dhaqaale xumo soo waajahday DF Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Maaliyadda ee DF Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in waddamada hodanka ah ay Dowladda Federaalka ka jareen dhaqaalihii ay...









