AKHRI: Doorashada Madaxweynaha cusub ee Jubbaland oo waqtigeeda laga soo hormariyay, Ogow xilliga laqabanyo!

Kismaayo (Halqaran.com) – Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta isbaddel ku sameeyay jadwalka doorashada Maamulkaas.

Qoraal uu soo saaray guddiga ayaa lagu qeeyay, in la soo hormariyay doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland oo dhici doonta 19 August, halka jadwalkii hore uu ahaa 24 August.

Haddaba hoos ka akhriso Bayaanka guddiga:

Xafiisa Halqaran.com, Kismaayo
Halqarannews@gmail.com