27.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: Doorashada

DAAWO VIDEO: Qalbi Dhagax oo farriin xasaasi ah oo la xiriirta doorashada soo saaray

Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdikariin Muuse (Qalbi Dhagax) oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa hadal uu jeediyey wuxuu ugu mahadceliyay xukuumadda ra’iisul wasaare Rooble...

AKHRISO: Liiska guddiga doorashada Puntland iyo Jubbaland

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn xalay...

Nuxurka Shirkii dhexmaray Shanta Madaxweyne goboleedka ee dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha maamul goboleedyadda ayaa xalay yeeshay kulan dhanka teleefanka kadib dadaallo ay waday maalmihii lasoo dhaafay beesha Caalamka oo ku aadana...

DHAGEYSO: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in Somaliya aan la kala gooyn karin, ‘‘Gobol ka tirsan Soomaaliya cid aqoonsaneyso ma jirto‘‘

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo marti ku ahaa dood cilmiyeed uu soo agaasimay Machadka Raas ee Falanqeynta...

Daawo Sawirro: Muxuu hoggaamiyaha Jubbaland kala hadlay Xildhibaanada labada aqal ee uu kula kulmay Kismayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Kismaayo ku qaabilay Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka...

AKHRI: Doorashada Madaxweynaha cusub ee Jubbaland oo waqtigeeda laga soo hormariyay, Ogow xilliga laqabanyo!

Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa bannaan ee xudduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa maanta isbaddel ku sameeyay jadwalka doorashada Maamulkaas. Qoraal uu soo saaray guddiga ayaa...

IGAD oo war ka soo saartay kulamadii Kismaayo ay kula yeelatay dhinacyada Jubbaland, (Ogow xog..)!

Kismaayo (Halqaran.com) - Ergayga gaarka ah ee Urur gobaleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya iyo Badda Cas oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo...

XOG: Maraykanka oo doonayo in doorashada Jubbaland ay nabad ku dhacdo +(Ogow Sababta)

Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska wasaaradda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa aad loogu taageeray doorashada maamul goboleedka Jubbaland. War-saxaafadeedkan ayaa soo saaray...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...