Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

AKHRISO: Liiska guddiga doorashada Puntland iyo Jubbaland

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland oo dhankooda uu ku harsanaa soo Magacaabista Guddiyada doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ayaa ugu dambeyn xalay Saqdii Dhexe ku dhawaaqay Guddiyadooda doorashada.

Guddiyada ay labada Maamul Magacaabeen ayaa ka kooban min 8 Xubnood, kuwaas oo lagu biirin doono min Saddex Xubnood oo ka socda dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Waxaana Xubnaha dowlad goboleedka Puntland ay soo Magacaawday ay kala yihiin.

1 Cabdikariim Muuse Maxamuud
2 Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3 Axmed Cabdi Maxamuud
4 Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5 Caydaruus Axmed Faarax
6 Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7 Farxiya Xuseen Maxamuud
8 Canab Xaaji Saleebaan Warsame

Sidoo kale, Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa dhankooda waxaa ay soo Magacaabeen 8 xubnood oo ah guddiga doorashooyinka Heer Dowlad goboleed, kuwaas oo lagu dari doono Saddex Xubnood oo ka socda dhinaca dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. waxaana ay kala yihiin.

1: Siyaad Maxamed Mursal

2: Axmed Maxamuud Cumar

3: axmed Cabdi Nuur

4:  Samsam Faarax Nuur

5:  Maxamed Cusmaan Gaab

6: Ibraahim Aadan Ibraahim

7: Axmed Yuusuf Maxamed

8: Abuukar Nuur Cabdi

Guddiga doorashooyinka ay horay u Magacaawday dowladda Soomaaliya ayaa waxaa kasoo horjeestay Puntland iyo Jubbaland iyo Midowga Musharixiinta Madaxweynaha, hayeeshee ugu dambeyn Puntland iyo Jubbaland dhankooda ay soo Magacaabeen guddiyada doorashada Heer Dowlad Goboleed.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...