Muqdisho (Halqaran.com) – Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay liis ay ku qoran yihiin illaa 67 xubnood oo ka tirsan guddiga farsamada doorashooyinka, kuwaasi oo laga keenay cabasho.
Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala, wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu sheegay in ay qiimeyn ku sameyn doonaan saacadaha soo socda liiska xubnahaasi, isla markaana laga gaari doono go’aan.
Haddaba halka hoose ka akhriso Liiska Xubnahaasi:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





