Saturday, May 2, 2026
28.1 C
Mogadishu

DF oo Midowga Afrika ka dalbatay in la bedelo ergeygii ay soo direen

Muqdisho (Halqaran.com) – Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in ergeygaan oo ahaa madaxweynihii  hore ee Chana, dowladda Soomaaliya ku eedeysay in uusan dhexdhexaad aheyn, isla markaana magacaabistiisa aan loo marin nidaamka diblumaasiyadda.

Waxaana soo baxaya in dowladda federaalka Soomaaliya ay Midowga Afrika ka dalbatay in la bedelo ergeygaan ay dhawaan u soo magacaabeen si uu u dhexdhexaadiyo dhinacyada siyaasadda ee isku haya arrimaha doorashooyinka.

Sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaamtay ergeyga cusub ee Midowga Afrika magacowday in aanu dhex dhexaad ka noqon karin arrimaha Soomaaliya, maadaama uu dano ganacsi ka leeyahay dalka Kenya.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...