Thursday, April 30, 2026
32.9 C
Mogadishu

Gantaalkii maalmahaan ku maqnaa hawada oo soo dhacay

China (Halqaran.com) – Gantaalkii ka soo fakaday dowladda Shiinaha ee hawada ku jiray maalmahaan ayaa la sheegay in Axadda maanta ah uu kusoo dhacay Badweynta Hindiya.

Gantaalka ayaa burburay markii uu soo galay jawiga dhulka, sida ay werisay warbaahinta dowladda Shiinaha, waxayna tani soo geba-gebaysay cabsidii iyo hadal hayntii ku saabsaneyd khatarta gantaalkaan ee maalmihii dambe ka jirtay caalamka.

Gantaalkan oo ka mid ah koox gantaallo ah oo loo yaqaan Long March 5 ayey dowladda Shiinuhu u adeegsataa inuu shaqaalaha iyo agabyada u qaado saldhigga ay China ka dhiseyso hawada sare.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...