Sunday, May 31, 2026
26.4 C
Mogadishu

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS oo geeriyooday

Muqdisho (Halqaran.com) – Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Allaha u naxriistee Xildhibaan Casoowe ayaa ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 10-aad.

Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble ayaa la sheegayaa inuu u geeriyooday xanuunka Coronavirus (Covid-19) sida lageerga soo xigtay xubno ka tirsan eheladiisa.

Xildhibaan Casoowe ayaa deegaan doorashadiisu aheyd Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya oo asal ahaan uu ka soo jeedo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...