Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee BFS oo geeriyooday
Muqdisho (Halqaran.com) - Allaha u naxariisto waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Dhimbil Rooble (Casoowe) oo ka tirsanaa Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.
Allaha u...




