Monday, July 13, 2026
25.1 C
Mogadishu

Ra’iisul Wasaaraha dalka Kuweyt oo is-casilay, kaddib markii…

Kuwait (Halqaran.com) – Ra’iisal wasaaraha dalka Kuwayt, Sheekh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa Arbacadii maanta is-casilaadda xukuumaddiisa u gudbiyay Amiirka dalkaasi Sheekh Nawaaf Al-Axmad, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Kuweyt.

Tallaabadan ayaa timid, kaddib markii wasiirro ka tirsan xukuumadda ay shalay is casilaadooda u gudbiyeen ra’iisal wasaaraha.

Xubno ka tirsan Baarlamaanka dalkaas ayaa hore u codsaday in ra’iisal wasaaruhu hor yimaado Baarlamaanka si wax looga waydiiyo qaab dhismeedka xukuumadda.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...