Saturday, April 18, 2026
28.7 C
Mogadishu

Madasha Xisbiyada oo Eedeysay Madaxtooyada Soomaaliya ‘‘Shaqada halkaas ka socota waxay u muuqataa kaligii-talisnimo”

Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa eedeyn culus loogu jeediyay Madaxtooyadda Soomaaliya, waxaana lagu sheegay in howlihii dalka oo dhan ay kus oo aruureen gacanta Madaxweyne Farmaajo.

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegtay in aan la aqbalin karin 53 maalmood uu dalku ahaado Ra’iisul Wasaare la’aan, islamarkaana shaqada hadda socotaa ay u muuqato kaligii-talisnimo.

Madasha ayaa ugu baaqday Bulshada Soomaaliyeed in laga shaqeeyo sidii loo badbaadin lahaa dalka oo ay sheegeen in hadda uu ku sugan yahay xaalad halis ah.

Haddaba halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Madasha:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...