Madaxtooyada Soomaaliya
Madaxtooyada Soomaaliya oo si adag uga hadashay wararka sheegaya in Al-Shabaab...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kadib markii shalay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xildhibaan Cabdifitaax Qaasim uu goob fagaaro ah ka sheegay in Al-Shabaab ay soo codsadeen...
Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan uu ka bogsaday Covid-19
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay Cudurka Coronavirus ayaa la xaqiijiyay in baaritaan lagu...
Nuxurka Kulamadii Madaxweyne Xasan ee Baydhabo kula qaatay Laftagareen iyo Odayaasha...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen,...
Madasha Xisbiyada oo Eedeysay Madaxtooyada Soomaaliya ‘‘Shaqada halkaas ka socota waxay...
Muqdisho (Halqaran.com) – War qoraal ah oo ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa eedeyn culus loogu jeediyay Madaxtooyadda Soomaaliya, waxaana lagu sheegay in...
Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay Kalsooni kala noqoshada RW Kheyre & Xukuumadiisa
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhoweeyay go'aankii ay golaha shacabka kalsoonida kala noqdeen xukuumadda uu hoggaaminayay RW Xasan...
Madaxtooyada Villa Somaliya oo War kasoo saartay kulan ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.
Kulankan...









