Friday, May 15, 2026
29.9 C
Mogadishu

Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland oo heshiis kala saxiixday +(SAWIRRO)

Hargeysa (Halaran.com) – Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray murunka hareeyay qabsoomidda Doorashooyinka Somaliland.

Madaxda Xisbiyada Kulmiye, Waddani iyo UCID ayaa waxay ku heshiiyeen in Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka la qabto sanadkan 2020.

Heshiiskan looga gudbayo murunkii siyaasadeed ee dhinacydaasi in muddo ahba ka dhex taagnaa ayaa waxaa wada saxiixay Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiyaha Xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID, Faysal Cali Waraabe.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...