Xisbiyada Somaliland oo heshiiyay
Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland oo heshiis kala saxiixday +(SAWIRRO)
Hargeysa (Halaran.com) - Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye iyo Xisbiyada Mucaaradka ayaa maanta heshiis rasmi ah ka gaaray murunka hareeyay qabsoomidda Doorashooyinka Somaliland.
Madaxda...




