Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

XOG + DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo si kulul u beenisay warar laga faafiyay kiiska Badda!

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Faqi

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa maalmihii la soo dhaafay qabsaday baraha bulshada iyo Warbaahinta qaarkood in dhammaan qareennadii difaacayay Soomaaliya ee dhinaca dacwadda Badda gaar ahaan Muna Sharmaan oo ah gabar Soomaaliyeed oo baratay sharciga la bedelay, hayeeshee, waxaa warkaasi beenisay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Faqi ayaa sheegay in warkaasi aan waxba ka jirin, isla markaana Muna Sharmaan ay iyada la soo xiriirtay madaxweyne Farmaajo una sheegtay inay Shaqo ka heshay Bankiga adduunka.

Danjire Cali Faqi ayaa waxa uu sheegay in dhammaan qareenadii difaacayay Soomaaliya ee dhinaca dacwadda Badda ay Shaqeynayaan marka laga reebo Muna Sharmaan oo iyada iskeed u tagtay.

Halka hoose ka dhageyso Codka Safiirka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...