Tuesday, February 10, 2026
25.3 C
Mogadishu

Update: Wasaaradda Caafimaadka oo diiwaan-gelisay Kiisas cusub oo Coronavirus ah

Muqdisho (Halqaran.com) – Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in 24-saac ee lasoo dhaafay guud ahaan dalka laga diiwaan galiyay 66 kiisoo ah cudurka safmarka ah ee Covud-19.

Wasaaraddu waxa ay sheegtay in Gobolka Banaadir laga helay 33,deegaanada Soomaaliland 26, deegaanada Punland 7.

42 labo rag,halka 24 ay yihiin haweenka sidoo kale waxaa ka bogsooday 19 qof markii lala tacaalay.

Wasaaradda Caafimadka iyo daryeelka bulshada ee xukumadda federaalka Soomaaliya waxa ay sheegtay in tirada guud ee cudurka safmarka ah ee Karoona dalka oo dhan ay gaartay 2’089 waxaana ka bogsooday 380 ruux halka ay u geeriyoodeen 79.

Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Dowladda Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa markale bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday inay qaataan fariimaha wacyigalinta ka hortaga cudurka safmarka ah ee Covid-19, si looga wadashaqeeyo xakameynta iyo dabar goynta qatarta cudurkaan Karoona Feyruska.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...