Thursday, August 27, 2026
24.7 C
Mogadishu

Daily Archives: Aug 27, 2026

Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Horumarinta adeegyada Caafimaadka Gobolka Banaadir oo laga shiray

Muqdisho (HalQaran.com) - Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir mudane Dr. Cabdiraxmaan Axmed  Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday hay’adda International Medical Crops...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed Laftagareen oo Saraakiil Ciidan kula kulmay Deg. Xudur

Xudur (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulmay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada...
Ahmed Mohamed

Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Somaliland oo u goostay dhinaca xoogagga SSC

Laascaanood (HalQaran.com) - Waxaa Axaddii maanta magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool lagu soo dhaweeyay taliye ku-xigeenkii Ciidanka Somaliland Janeraal Saleemaan Barre Geesood, kaas...
Ahmed Mohamed

Madaxda Hirshabeelle oo wada daddaal loogu dhisayo buundo cusub Deg. Buulo-burde

Buulo-burde (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee Hirshabeelle, Cabdi Daahir Guurre iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maantay gaaray Degmada Buulo-burde ee Gobolka Hiiraan. Wasiirka...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo lagu soo dhoweeyay dalka Ciraaq

Baqdaad  (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa xalay  lagu soo...
Ahmed Mohamed

RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta la dagaallanka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre ayaa galabta guddoomiyay shir looga hadlayo dardar galinta dagaalka ka dhanka ah...