Sample Category Title

Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Understanding Discipline: Order and Self-Control in Modern Life
Introduction
Discipline is a fundamental pillar that shapes personal growth and drives social development. It builds ethics, responsibility,...

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

(AKHRISO)Mustaqbalka Dhaqaalaha Adduunka&Jihooyinka Cusub iyo Fursadaha Horumarineed
HALQARAN .COM:Dhaqaalaha adduunku wuxuu ku socdaa isbeddel degdeg ah oo saameyn weyn ku yeelanaya dhinacyo badan oo nolosha ah. Isbeddellada cusub, sida horumarka teknoolojiyadda,...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...
Madaxweyne Xasan ‘‘Dowladdaan cusub waxaa u degsan labo siyaasadood oo ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kormeer shaqo ku tagay Taliska...
Mareykanka oo si kulul u eedeeyay dowladda Shiinaha, kaddib markii…
Washington (Halqaran.com) - Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa Shiinaha ku eedeeyay inuu ku kacay masuuliyad darro, ka dib markii uu Shiinuhu sheegay...
Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaaraha CCWarsame oo maanta gaaray Cadaado...
Cadaado (Halqaran.com) - Ergeyga Gaarka ee Arrimaha Bani’aadanimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta gaaray Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Ergeyga ayaa Maamulka...
IED blast injures five police officers in Mandera
At least five police officers have been injured after suspected al-Shabaab fighters attacked a convoy travelling along Mandera-Elwak roads near Kenya’s border with Somalia.
According...
Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya oo shaaciyey Xilliga Golaha Wasiirada la Ansaxinayo
Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoonka golaha shacabka Soomaaliya ayaa shaaciyey xilliga codka kalsoonida loo qaadayo golaha wasiirada magacaaban ee uu dhowaan ku dhawaaqay ra’iisul wasaaraha.
Guddoonka Golaha...
Dowladda Soomaaliya oo Taageertay dowladda Shiinaha.. Maxay tahay Sababta?
Muqdisho(Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale Maanta waxaa ay ku celisay taageerada joogtada ah ee ay u hayso madax-bannaanida dowladda Shiinaha, madaxbannaanida...







