Xasan Sheekh
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan muhiim ah la qaatay James Swan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha la doortay ee JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay maanta wakiilka gaarka ah ee Qaramadda Midoobay ee...
Ciidamo Mareykan ah oo ku soo waajahan Somaliya & Madaxweyne Xasan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhiggiisa Mareykanka, Joe Biden uga mahadceliyay ciidamada uu amray in dib...
Kolonyo gaadiid oo uu la socday Madaxweynihii hore ee dalka oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta lagu rasaaseeyay gaadiid uu la socday oo marayay agagaarka Xabsiga Dhexe...
Madaxdii hore ee dalka iyo Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda kulamo siyaasadeed oo looga hadlayo xaalada dalka iyo xiisada ka dhalatay muddo kordhinta ay Golaha...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh ”Waa Dulmi waxa ka socda gobolka Gedo”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay xaalada xiligaan ka taagan Gobolka Gedo, isagoona ku eedeeyay...
DHAGEYSO: Xasan Sheekh ‘‘Fahad Yaasiin wuxuu ka shaqeynayaa dumin Siyasadeed”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galayay barnaamij dood wadaag su’aalo lagu weydiinayay ayaa weerar afka...









