xabsi
Tahriibayaal Soomaali ah oo lagu xiray dalka Zambia, kaddib markii…
Zambia (Halqaran.com) - Ciidamada Ilaalada Xeebaha dalka Zambia ayaa xabsiga dhigay Dhalilnyaro Soomaali ah, kuwaas oo tahriib ku tagay dalkaas, si ay ugu sii...
Muwaadiniin Soomaali ah oo ku xirnaa Jasiiradda Seychelles oo la sii...
Seychelles (Halqaran.com) - Maxkamadda Sare ee dalka Seychelles ayaa waxay sii daayeen 5 dhallinyaro Soomaali ah, kadib markii lagu waayey wax caddaymo dhamaystiran oo...
Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska oo xarig lagu xukumay
Paris (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa Isniintii maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah.
Mr...
Maxaa ka jira in Xabsiga laga sii daayay Wariye Coldoon?
Hargeysa (Halqaran.com) - 24-kii Saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay warar is burinayay oo ku saabsanaa in xabsiga laga...
WAR DEG DEG – Ciidamada Somaliland oo Hargeysa ku xiray Fanaanii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka ee Somaliland ayaa xabsi ku yaal magaalada Hargeysa ku xiray mid kamid ah fanaaniintii ka qaybgalay xuskii sanad guurada...
Suxufiyad ku xirneyd xabsi ku yaalla magaalada Muqdisho oo maanta la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Laamaha amniga ee Dowladda Soomaaliya ayaa waxay dib xoriyadeeda u siiyeen Filsan Ina Duceysan, oo tan iyo Arbacadii ku xirneyd xabsi...









